Cabdirashiid Sharmaarke
From Wikipedia, the free encyclopedia
Cabdirashiid Cali Sharmaarke (Af Carabi:عبد الرشيد علي شرماركي) wuxuu dalka Soomaaliya madaxweyne ka ahaa taariikhdu marka ay ahayd 10 Luuliyo sanadkii 1967. Waxaa la dilay 15kii Oktoobar 1969kii.
Quick Facts Madaxwaynihii 2aad ee Soomaaliya, Xilka inta uu hayay ...
Cabdirashiid Cali Sharma'arke عبد الرشيد علي شرماركي | |
Madaxwaynihii 2aad ee Soomaaliya | |
---|---|
Xilka inta uu hayay | |
10 Luuliyo, 1967 ilaa 15 Oktoobar, 1968 | |
Xil kalawareeg: | Aadan Cabdulle Cusmaan. |
Xil ku wareejin: | Maxamed Sheekh Mukhtaar. |
Dhashay: | Juun 1919 ( 103Jir) |
Ku dhashay: | Xarar dheere, Soomaaliya |
Dhintay: | Maarso 1969 ( 1958–1959 jir) |
Kudhintay: | Laascaanood , Soomaaliya |
Diintiisa: | Islaam |
Dhalasho: | Soomaali |
Ururka: | Somali Youth League (SYL) |
Close