Dagaalki Mali
From Wikipedia, the free encyclopedia
Dagaalki Mali
Dagaalka mali
- Mali iyo Jama'at Nasr al-Islam wal Muslimin,Ansar al-Sharia
- Dilka - 4000+
- Dawac - 3000+
Dagaalada ka socda Mali ee Afrikaanka ah , dawlada Mali oo taageero ka helaysa dalal badan ayaa dagaal kula jirta dagaalyahano Islaami ah waqooyiga bari ee Mali , Jarmalka , Faransiiska , Masar iyo dalal kale oo badan ayaa waxaa ka socday dagaal rabshado ah oo labada dhinac ah , waxaana lagu dilay in ka badan 4000 oo qof . gobolka mali ee galbeedka afrika