Hedo Türkoğlu
From Wikipedia, the free encyclopedia
Hidayet "Hedo" Türkoğlu (Ku dhawaaqa Af-Turki: [hid̪aːˈjet̪ ˈt̪yɾkoːɫu] ; waxaa uu ku dhashay 19 Maarso, 1979 magaalada Istanbul) waa ciyaaryahan Kubadda-Kolayga oo caalami ah. Hedo waxaa uu u dhashay dalka Turkiga waxaa uuna ciyaaraha ka fadhiistay sanadku markuu ahaa 2015kii, wuxuu hore 15 xilli ciyaareed ugasoo dheelay Horyaalka Kubadda-Kolayga ee Wuqooyiga Ameeriko ee loo yaqaan NBA-da asagoo usoo saftay lix kooxood oo ka tirsan NBA-da. Hedo iminka waa Gudoomiyaha Xiriirka Kubadda-Kolayga ee dalka Turkiga.
Quick Facts –, Macluumaadka qofka ...
Türkoğlu with the Orlando Magic in 2008. | ||||||||||||
– | ||||||||||||
---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
Macluumaadka qofka | ||||||||||||
Dhashay |
(1979-03-19) Maarso 19, 1979 ( 44jir) Istanbul, Turkey | |||||||||||
Jinsiyadda | Turkish / | |||||||||||
Joogga u qoran | 6 ft 10 in (208 cm) | |||||||||||
Miisaanka u qoran | 220 lb (100 kg) | |||||||||||
Macluumaad xirfadeed | ||||||||||||
NBA draft | 2000 / Round: 1 / Pick: 16aad overall | |||||||||||
Waxaa xushay Sacramento Kings | ||||||||||||
Selected by the {{{draft_team_pba}}} | ||||||||||||
Xirfadda cayaarta | 1996–2015 | |||||||||||
Booska | Forward | |||||||||||
Lambarka | 5, 14, 15, 26, 19, 8 | |||||||||||
Taariikh howleed | ||||||||||||
1996–2000 | Efes Pilsen | |||||||||||
2000–2003 | Sacramento Kings | |||||||||||
2003–2004 | San Antonio Spurs | |||||||||||
2004–2009 | Orlando Magic | |||||||||||
2009–2010 | Toronto Raptors | |||||||||||
2010 | Phoenix Suns | |||||||||||
2010–2014 | Orlando Magic | |||||||||||
2014–2015 | Los Angeles Clippers | |||||||||||
Biladaha iyo xirfadda | ||||||||||||
| ||||||||||||
Career statistics | ||||||||||||
Points | 11,022 (11.1 ppg) | |||||||||||
Rebounds | 3,971 (5.4 rpg) | |||||||||||
Assists | 2,832 (2.8 apg) | |||||||||||
Stats at NBA.com | ||||||||||||
Stats at Basketball-Reference.com | ||||||||||||
Medals
|
Close