Af Oromo
From Wikipedia, the free encyclopedia
Af Oromo waa luqad kamid ah baahda Afro-Aasiyatik. 38 millyan oo qof ayaa ku hadla, Af-oromadu, waa luqada ugu wayn Qooska Kushiitiga. Wadamada lagaga hadlo waxaa ka mid ah, Itoobiya, iyo Somaliland.
Quick Facts Oromo, Dhalad u ah ...
Oromo | |
---|---|
Afaan Oromoo | |
Dhalad u ah | Itoobiya, Kenya |
Gobolka | Oromia |
Qoomiyada | Oromo |
U ah afka hooyo | e18 500,000 ee Kenya (tirakoobka 2015), 42,000 ee Soomaaliya (tirakoobka 2015) |
Qoyska luqada |
|
Hab qoraalka | Latiin |
Xaalada Rasmiga | |
Ka ah Luqad rasmi | Template:Country data Oromia ( Itoobiya) |
ka ah luuqadaha la aqoonsaday ee laga tirada badan yahay | Kenya |
Koodka luqada | |
ISO 639-1 | om |
ISO 639-2 | orm |
ISO 639-3 | orm – inclusive code Individual codes: gax – Borana–Arsi–Guji–Wallaggaa-Shawaa Oromo hae – Bariga oromo orc – Orma gaz – West Central Oromo ssn – Waata |
Aaga bariga afrika meesha oromo looga hadlo | |
{{{1}}} |
Close
Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.