Antalya
From Wikipedia, the free encyclopedia
Antalya (Af Carabi : ar; Ku dhawaaqa Af-Turki: [anˈtalja] ) waa magaalo ku taala koonfurta wadanka Turkiga waana caasimadda gobolka isla gobolka Antalya. Waa magaalo xeebeed ku taalo Badda Mediterreneanka waxayna caan ku tahay dalxiiska iyo ganacsiga waxaana lagu naaneesaa caasimada dalxiiska iyo fasaxyada dalka Turkiga.
Quick Facts Dowlada, • Duqa magaalada ...
Antalya | |
---|---|
Magaalada Antalya | |
Kor kasoo bilow dhanka bidix: 1. Düden Waterfalls, 2. Masaajidka Yivliminare, 3. Jardiinaha Falez, 4. Xeebta Konyaaltı, 5. Ganjeela Hadrian iyo 6. Hıdırlık Tower . | |
File:Antalya city logo.svg Astaanta Magaalada | |
Dowlada | |
• Duqa magaalada | Menderes Türel (AKP) |
Joogga | 30 m (100 ft) |
Tirada dadka (2014) | |
• Dhammaan | 1,203,994 |
• Xagaa (DST) | UTC+3 (EEST) |
Website | www.antalya.bel.tr |
Close