Boobe Tuurre (qori)
Boobe Tuurre ( Qori) / From Wikipedia, the free encyclopedia
Boobe Tuurre Af Ingiriis : Bren light machine gun wuxuu ka mid ahaa taxanihii qoryaha boobeyaasha ahaa ee soo baxay sodomeeyada qarnigii labaatanaad, waxaana sheegtay inuu sameeyay Ingiriiska sanadkii 1930, waxaana uu ka qayb qaatay hawlo iyo dagaalo badan ilaa 1991. wuxuu ka qayb qaatay dagaalkii labaad ee aduunka iyadoo ay adeegsanayeen Ingiriiska iyo ku jira isbahaysiga Commonwealth. gaar ahaan aad uga qayb qaatay dagaalkii kuuriya. 1981kiina dagaalkii Falkland, 1991kiina Dagaalkii khaliijka.
![Thumb image](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/d/d5/Bren1.jpg/320px-Bren1.jpg)