DaadFrom Wikipedia, the free encyclopedia Daad (ingiriis: flood) waa biyo badan oo socda kuwaas oo harqin kara dadka, xoolaha, guryaha iyo waxkasta ooy ku soo hagaagaan. Daadka waxaa keena roob badan oo da'a ama wabiyada oo butaaca.
Daad (ingiriis: flood) waa biyo badan oo socda kuwaas oo harqin kara dadka, xoolaha, guryaha iyo waxkasta ooy ku soo hagaagaan. Daadka waxaa keena roob badan oo da'a ama wabiyada oo butaaca.