Dhogor
From Wikipedia, the free encyclopedia
Bishar OmerDhogor(Af Carabi : ar Af-Taliyaani : lana Af Ingiriis : wool) waa timaha ku dhegan haraga jidhka xoolaha iyo xayawaanka. Dhogorta waxaa laga sameeyaa noocyo badan dharka, gogosha, rooga, bustayaasha iyo alaabaha dadku isticmaalaan. Dhogortu way ka duwan tahay Suufka iyo timaha dadka, waxayna leedahay tayo fiican oo ka dhigtey mid qaali ah. Guud ahaan, dadku waxay isticmaali jireen dhogorta tan iyo wakhti aad u horeeyay. Maanta dhogorta ugu badan waxaa laga soo xiiraa xoolaha adhiga ee lagu dhaqdo qaarado badan oo dunida ah.
Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.