Dhuxul Dhagax

From Wikipedia, the free encyclopedia

Dhuxul Dhagax

Dhuxul Dhagax

Thumb
Qidcad Dhuxul dhagax saafi ah, taas oo leh midab madoow dhalaalaya.

Dhuxul Dhagax (Ingiriis: Coal) waa isku dhis macdan ka samaysan malakuyuulada curiyeha Kaarboon, Haydarojiin, Salfar, Nitrojiin iyo Ogsajiin isla-falgaley cadaadis iyo heerkul sareeya dhexdeeda.

Qeexid: Dhuxul Dhagaxdu waa macdan kasoo jeeda maatar-dhireed-degaaneed bur-bur kaymo (kaynta) hore oo biyo fadhiisan jireen, sida badanaa laga helo afafka wabiyada.

Dhuxul dhagaxa oo ugu badan yahay Kaarboonka ayaa si dabiici ah laga helaa oogada sare ee dhulka ayadoo u sameeysan qaabka dhagaxa.

Dhuxul dhagaxdu waa il soosaar shidaal ah, taas oo loo isticmaalo waxyaabo badan. Tan iyo wakhti hore ayaa Dhuxul dhagaxda la qodi jiray ayadoo marka la gubo soo saarta kul fiican.

Thumb
Macdanta dhuxusha furan ee Garzweiler, Germany. Panorama xallinta sare.

Taariikhda Dhuxul Dha gaxa

Isticmaalka Dhuxul waa mu hiim in aan barano Dhagaxanta madoow wexeey faa ido Eey lee yihiin

Noocyada Dhuxul Dhagaxa

Dhuxul dhagaxda somaland

Samaynta Dhuxul Dhagaxa

sido kale fiiri

Wikiwand in your browser!

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.

Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.