Murtimaalka (Af Ingiriis : philosophy;) waa cilmiga waaya-aragtida. Murtimaal waxaa sii kale lagu dhahaa filasoofiyada. Filasoofiyada waxa ay kasoo goday odhaahda giriiga ah ee φιλοσοφία oo macneheedu tahay jacaylka xigmada waa dhaqdhaqaaq fikradeed oo insaanku sameeyo kuna waajahan dhamaan dhinacyada nolosha oo dhan. Haddii aynu afsoomaali ku qeexno waxa ay noqon kartaa xigmad in aad waxkasta u eegto si xeel dheer siyaabo kalo duwan ayaana looga yaqaanaa dhamaan bulshooyinka caalamka waxa la adeegsanayay mudo aad u fog gaar ahaan waxaa adeegsan jiray giriigii hore.

Thumb
Taalo oo summad u ah cilmiga waaya-aragtida
Thumb
Plato & Aristoteles

Murtimaalka (ingiriis: philosophy) ama falsafada waa jacaylka aqoon is-weydaarsiga iyo murtinimada. Cilmiga waaya-aragtida waa edbin iyo anshax oo tixgelisa ka fikirka aduunka, koonka, fagaagga, maangalka, macquulka, milicsiga, laftarka is-milicsiga, qiimaynta ifafaalaha asbaabta, luuqadaha, bulsho-daaqa, asluubta, kutiro-kuteenka, cillanaadaha, nuxurka iyo bulshada. [1]

Waamaxay macnaha filsoofiyadu

Magaca faylasoofiyadu waxa uu kayimi kalmada 2 kalmadood oogiriig ah oo kala ah fila oo macneheedu yahay jacaylka iyo sofi oo macneheedu yahay xigmada markaa kalmadu waa jacaylka xigmada laakiin maaha haysashada xigmada waxay tilmaamaysaa kaliya jacaylka xigmada casrigan aynu joogno waxa ay sheegaysaa oo looisticmaalaa waxyaabaha nolosha ku qiimaha leh sida dhimashada noloshawaxyaabaha waaqiciga ah iyo haddii aynu eegno xiligii giriigii hore oo laisticmaalay filasoofiyada waxa jiray rag badan oo kucaanbaxay ama macalimiin ku ahaa sida

  • sokrades Socrates
  • afladon Plato
  • aristo Aristotle

iyo qaarkale oobadan waxa ay filasoofiyadu sifiican u hana qaaday qarniyadii dhexe


Tixraac

Wikiwand in your browser!

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.

Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.