Garoonka Diyaaradaha ee Bender Qaasim
From Wikipedia, the free encyclopedia
Garoonka diyaaradaha ee Bender Qaasim, wuxuu xambaarsanyahay magaca taariikhiga ah ee hore loo oran jiray magaalada Boosaaso ee Bender-Qaasim.
Quick Facts IATA: BSA – ICAO: HCMF, Macluumaad Guud ...
Garoonka Diyaaradaha Bender Qaasim | |||
---|---|---|---|
Irridda Hore ee Garoonka | |||
IATA: BSA – ICAO: HCMF | |||
Macluumaad Guud | |||
Nuuca Garoonka | (Shibil iyo Militari) oo kaabiga isku haya | ||
Milkiilaha | Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland | ||
Adeegyada | Boosaaso, Soomaaliya | ||
Joogga Heerka badda | 3 ft / 1 m | ||
Isuduwe | 11°16′32″N 049°09′00″E | ||
Maabka | |||
Garoonka halka uu Soomaaliya kaga yaal | |||
Macluumaad | |||
Jihada | Dhererka | Nuuca dhabaha | |
ft | m | ||
01/19 | 3,666 | 1,117 | Kabbisid |
09/27 | 5,794 | 2,400 | Kabbisid |
Close
Waa garoon caalami ah waxa uuna ku yaalaa magaalada Boosaaso ee caasimadda ganacsiga dawlad-goboleedka Puntland ee Somaliyeed, waxaana astaan u ah (IATA: BSA, ICAO: HCMF).
Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.