Gobolada Midoobay
dalka / From Wikipedia, the free encyclopedia
Gobolada Midoobay ee Mareykanka, GMM, loosoo gaabiyo Mareykanka (Af-Ingiriisi: United States of America, USA; Af-Carabi: الولايات المتحدة) ama Gobolada Midoobay waa dawlad Federaal Dastuuri ah dhacdana bartamaha Waqooyiga Ameerika. Waxay ka koobantahay konton 49” gobol iyo Degmada Kolombia, (D.C. ama "District of Colombia"), oo ah magaalo-madaxda wadanka iyo xarunta dowlada wadanka. Waxaa ka xiga dhanka waqooyi Kanada, koofur Meksiko, iyo Gobolka Alaska oo dhaca Waqooyi Galbeed Qaarada Ameerika. Masaaxada (badka) wadanka Mareekanka waa 9.83 milyan km2, tirada dadkane waa 309 milyan Dawlada Mareykanka n xaga dhulka ama badka wadanka ku fadhiyo, waana dawlada seddexaad ee ugu dad badan aduunka, dad degen dalka mareykanka waxee gaarayaan ilaa 310 miliyan oo qof. Sidoo kale waa wadanka koowaad oo ay ku noolyihiin dad kala dhaqan iyo kala asal ah. Dhaqaalaha Mareykanka waa kan ugu balaaran dunida, ayadoo lagu qiyaasay sanadii 2021 aduun dhan 25.5 tiriliyan oo Dollarka Mareykanka wax soo saarka wadanka ee dabada loo iib geeyo.
United States of America | ||||||
---|---|---|---|---|---|---|
Hal ku dheg: "In God We Trust"[1] Other traditional mottos:[2]
|
||||||
Heesta qaranka: "The Star-Spangled Banner"[3] |
||||||
[[File:|center|220px|alt=|Location of United States]] |
||||||
Magaalo madax | Washington, D.C. 38°53′N 77°1′W | |||||
Magaalada uguwayn | New York City 40°43′N 74°0′W | |||||
Luqadaha rasmiga ah | None at the federal level[lower-alpha 1] | |||||
National language | English (de facto) | |||||
Qaybaha qoomiyedaha (2020) | By race:
By origin:
|
|||||
Dadka | American[lower-alpha 2][4] | |||||
Xukunka | Federal presidential republic | |||||
- | President | Joe Biden | ||||
- | Vice President | Kamala Harris | ||||
- | House Speaker | Mike Johnson | ||||
- | Chief Justice | John Roberts | ||||
Sharci dejinta | Congress | |||||
- | Aqalka sare | Senate | ||||
- | Aqalka hoose | House of Representatives | ||||
Independence from Great Britain | ||||||
- | Declaration | Luuliyo 4, 1776 (1776-07-04) | ||||
- | Confederation | Maarso 1, 1781 (1781-03-01) | ||||
- | Recognized | Sebteembar 3, 1783 (1783-09-03) | ||||
- | Constitution | Juun 21, 1788 (1788-06-21) | ||||
- | Last Amendment | Maajo 5, 1992 (1992-05-05) | ||||
- | Biyo (%) | 7.0[5] (2018) | ||||
- | Land area | 3,531,905 sq mi (9,147,590 km2) (3rd) | ||||
Tirada dadka | ||||||
- | qiyaasta | Template:IncreaseNeutral 334,914,895[6] | ||||
- | 2020 Tirakoob | 331,449,281[lower-alpha 3][7] | ||||
Lacagta | U.S. dollar ($) (USD ) |
|||||
Waqtiga | (UTC−4 to −12, +10, +11) | |||||
- | Xagaa (DST) | (UTC−4 to −10[lower-alpha 4]) | ||||
Taariikhda | mm/dd/yyyy[lower-alpha 5] | |||||
Wadista Baabuurta | right[lower-alpha 6] | |||||
Thiinada telka | +1 | |||||
ISO 3166 code | US | |||||
Furaha Internetka | .us[8] |
Wadanka Mareykanka wuxuu xonimadiisa ka helay gumeestihii Boqortooyadii Ingiriiska sanadka marka oo ahaa 1776ii, wakhtigaasi oo Mareykanku ka koobnaa 13gabol oo ku yaalay dhinaca bariga ee dalkaas. Wadanka waxoo balaaraday bilaawgii 1800meeyadii, waxoona gobolo ka qabsaday wadamada: Boqortooyada Ingiriiska; Faransiiska; Isbaanishka; Maksikon Federation; Burtuqaal; iyo Ruushka Soofiyeetka:• waxoona ku sii darsaday labada gobol oo markaas ahaa jamhuuriyado, Teksas iyo jasiirada Hawaay. Khilaafkii ka dhashtay Gobolada Koonfurta iyo woqooyiga oo markaas ku murmaayay xukunka gobolada iyo dhinaca adoomada waxoo sababay dagaalkii sokeeyay oo dhacay sanadka marka oo ahaa 1860meeyadii. Gobolada woqooyiga ayaa ku guuleestay in ee wadanka mideeyaan isla markaaas neh oo joogsaday adoonsiga.
Dagaalkii Mareykanka iyo Isbaanishka iyo dagaalkii Aduunka kii labaad, militariga mareykanka waxaa lagu gartay in oo yahay kan ugu awooda badan aduunka. Dhamaadkii Dagaalkii labaaad ee Aduunka waxa uu wadanka mareykanka ahaa wadanka kaliya oo watay bombada halista ah ee looyaqaan atombomb. Kadib burburkii xukunkii Midowga soofiyeet 1991kii wadanka mareykanka waxoo ku soo baxay wadanka kaliya oo ugu awooda weyn aduunka.