![cover image](https://wikiwandv2-19431.kxcdn.com/_next/image?url=https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/e/ef/Lions_and_a_Zebra_a.jpg/640px-Lions_and_a_Zebra_a.jpg&w=640&q=50)
Habardugaag
From Wikipedia, the free encyclopedia
habardugaag waxaa af ingiriis lagu dhahaa carnivore.
![Thumb image](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/e/ef/Lions_and_a_Zebra_a.jpg/640px-Lions_and_a_Zebra_a.jpg)
habardugaag (Af Carabi : arā Af-Taliyaani : carnivoro Af Ingiriis : carnivore) waa xoolaha, dadka, xayawaank iyo dhamaan noolaha quuta ama cuna hilibka iyo dhiiga.
Dadka iyo xoolaha qaar, sida adhiga, iyo eyda, waxay cunaan dhirta iyo hilibk waxaana loo yaqaanaa Waxwalbacune. Xayawaanka cuna dhirta oo kali ah waxaa loo yaqaanaa dhircun.
![](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/d/d4/Wiki_letter_s.svg/30px-Wiki_letter_s.svg.png)