Jirjiroole
From Wikipedia, the free encyclopedia
Jirjiroole (Af-Ingiriisi: Chameleon) waa bahal yar oo qalajista shabaha, oo hadba midab isku yeela. Badankoodu waxay bedeli karaan midabka maqaarkooda si ay u sawiraan, ama inay niyadda u muujiyaan jirjiroole kale.