Lamadegaan la mood
From Wikipedia, the free encyclopedia
Lamadegaan la mood (Af Ingiriis : semi-arid climate ama steppe climate; Af Carabi : arā) waa nooc ka mid ah cimilada deegaanada hella roob aad u yar sanadkii, kuwaasi oo ka baxaan noocyo kooban oo dhir ah.