Linux
From Wikipedia, the free encyclopedia
Linuks (Linux) Waa barnaamijyo isku-duub ah oo loogu talo galay in lagu maamulo kombuyuutarada. Linuks wuxuu ka soo farcamay Unix waxaana aasaasay Linus Torvalds sannadku markuu ahaa 1991. Linuks waxaa u sal ah Linux Kernel oo ay isku duba ridaan guddi uu ka mid yahay Linus Torvalds oo loo yaqaano The Linux Foundation linux waxa lagu isticmaali karaa waxa alaala waxaad u baahato isda haakiin garaynta websaytyada, iimaylada iyo wixii la mid ah linux waa uu ka faa'iido badan yahay waxa kale oo dhan oo faa'iidooyinkiisa waxa ka mid ah in aanuu koombuyuutarka fayras kaa galin sidoo kale waxa muhiimadiisa ka mid ah in aad ku isticmaalil kartid waxaad doonayso inaad dowloadgaraysato kaas oo fayras leh se aanuu waxba ka qaadayn fayrasku.
Linuks waa bilaash(lacag la'aan) qofkii rabaa isticmaali kara, wax ka bedeli kara siina fidin kara wuxuuna ku saleysan yahay xeer loo yaqaano GNU General Public License. Waxaa jira barnaamijyo badan oo Linux ah oo ay si wada jir ah isugu soo duba-rideen farsamo-yaqaanno badan waxaana ka mid ah Ubuntu, Fedora, Redhat, Debian, OpenSUSE iyo qaar kale oo badan. Linux waa ka fiican yahyay obaratarada kale oo dhan, waanaa bilaash