Ururka Caalmaiga ah ee Soosaara shiidaalka(OPEC).(Ingiriis Organization of the Petroleum Exporting Countries).Waa urur caalamiya oo kakooban 12 dawladood oo soosaara gaasta iyo baatroolka. dawladaha xubnaha ka ah opek waxa ay kuleeyihiin amaba ay keenaan suuqyada caalmiga h %40 shiidaalka lagukal iibsado caalamka .waxakale oo ayleeyihiiin kaydka caalamka ugu badan oo gaadhaya %70.Xarunta OPEC waxa ay kutaalaa magalamadaxda Austriya ee Fiyena