From Wikipedia, the free encyclopedia
Sinigaal (Af-Faransiis le Sénégal) waa wadan kuyaala galbeedka qaarada Afrika si rasmiyana waxa loogu magacaabaa (République du Sénégal) wadankani magaca waxa uu kahelay wabiga lagu magacaabo Sinigaal ee hareeraha kamara Sinigaal waxa ay xad kuleedahay Badwaynta Atlaantiga waxa ay xuduudo la leedahay wadama Mauritania Gambiya iyo wadanka Guinea waxa kale oo ay xuduud la leedahay wadanka Mali wadankan waxa horay u gumaysan jiray wadanka Faransiiska.
Jamhuuriyadda Sinigaal (so) 'République du Sénégal (fr)' |
||||
---|---|---|---|---|
|
||||
Astaanta Calanka Pincez Tous vos Koras, Frappez les Balafons |
||||
Caasimada | Dakar | |||
Luuqada(ha) Looga hadlo | Af-Faransiis | |||
- | Madaxweyne | Abdoulaye Wade | ||
- | Ra'iisul wasaare | Cheikh Hadjibou Soumaré | ||
Ka xoroobey | Gumeystihii FaransiiSka | |||
Area | ||||
- | Total | 196.190 km²y_note = km² 180.4/sq sq mi |
||
- | Biyo (%) | 2.1 | ||
Cadadka Dadka | ||||
- | 2009 qiyaas | 13,711,5973 | ||
GDP (nominal) | 2017 estimate | |||
- | Total | $ 16 Billion [1] | ||
- | Per capita | $22,550[1] | ||
Lacagta | CFA Franc (XOF) |
Sinigaal waxay masaaxo ahaan ku fadhidaa dhul lagu qiyaasay 197,000 oo isku wareeg ah dadka kunooli waxa ay gaadhayaan 13.7 milyan oo qof Dakar waa caasimada Sinigaal waxa ay kutaalaa dhanka Galbeed ee wadanka waxa ay sadex boqol oo klm u jirtaa xeebaha Badweynta Atlaantik magaalada Dakar waxa ay noqotay caasimada Sinigaal sanadii 1960 kadib madaxbanaanida.
•• Ethiopia 200+:
• Gambia 100+:
• Togo 200+
• • Turkey 200+:
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.