Taleex
From Wikipedia, the free encyclopedia
Taleex waa degmo katirsan Gobalka Sool ee Somalia. Waxa Dega Nur Axmed oo Galool Oriye ah, ee beelaha Ciid-Nugaal, ama Si'iid Harti ama reer darawiish, oo caasimadda Darawiishta ahayd. Sidaas darteed, waxaa Nur Axmed lagu magac dheereeya iney yihiin khaadimka qalcaddii Diiriye Guure, ama Nur Axmed iney yihiin khaadimka daartii Diiriye Guure.
Hab the villages in Iran, eeg Taleeh, Iran.
Quick Facts TaleehTaleex تليح, Wadanka ...
Taleeh Taleex تليح | |
---|---|
Town | |
Wadanka | Somalia |
Gobol | Sool |
Degmada | Taleex |
Dowlada | |
Area | 5 km2 (2 sq mi) |
Tirada dadka | |
• Dhammaan | 32,100 |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Close