Tarxiil
From Wikipedia, the free encyclopedia
Tarxiil (Af Ingiriis : deportation; Af Carabi : arā) waa eryidda dadka shisheeyaha. Dalka ka saaridka wexey dhacda ajnabiga markay xaaladaha xun sameeyaan.
Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.