Xamza bin cabdi mudalib
From Wikipedia, the free encyclopedia
Xamza bin Cabdi Mudalib waa adeerka Rasuulka Scw, waxaana loo yaqaan "Sayidka Shuhadada" iyo "Libaaxii Allah iyo Rasuulkiis" Xamza wuxuu islaamay sanadkii 6aad ee soo saarida Nabiga scw
Quick Facts Saxaabi, xog ku saabsan ...
Xamza bin Cabdi Mudalib حمزة بن عبد المطلب | |
Saxaabi | |
---|---|
xog ku saabsan | |
Aabihiisa: | Cabdi Mudalib |
Hooyadii | Haala bint wuheeb |
Dhashay: | 568 |
Ku dhashay: | Makka |
Diintiisa: | Islaam |
Xaaska | Salma binti Cumeys, |
Ilmahiisa | Yacla bin Xamza, Umaama binti xamza |
Walaalihiis | Cabdulaahi aabaha Nabiga scw, Safiya binti Cabdi Mudalib, Cabaas bin Cabdi Mudalib |
Dhintay: | 3H/625 |
Ku dhintay: | Madiina |
Close