Xadhig (Af Carabi : ar; Af Ingiriis : arrest) sidoo kale loo yaqaano Xirid, waa marka qof ama dad laga qaado xoriyada kuwaasi oo inta badan lagu xareeyo xabsi ama meel kale oo loogu talogalay in lagu hayo mudo wakhti ah. Inta badan waxaa xadhiga sameeya xubno ka mid ah dowlada, sida Ciidanka Nabad Sugida kuwaasi oo tixraacaya dambi lagu soo eedeeyay qofka ama dadka xadhiga loo taxaabayo.[1]

Boga "Xirid" halkan ayaa loo soo wareejiyay.
Thumb

Hordhac

Guud ahaan dunida maanta waxaa jira noocyo badan oo xadhiga ah kuwaasi oo iskugu jira mid dowli ah iyo mid sharci daro ah. Xadhigu waa xeer ciqaabeed diidaya dhaqdhaqaaq iyo banaan jooga qof siyaasi ah, isagoo gurigiisa ama xafiiskiisa lagu dhex xannibayo mudoaan cayinnayn, waana markii maamulka meeshaas ka jira uu u diidanyahay qofkaas inuu shacabka ama saxaafada la hadlo ama abaabul kicin ah looga baqo, taasoo badal ama fududayn ka ah inuu xabsi ama jeel caadi ah galo,

Muuqaalo

Sidoo kale fiiri

Quick Facts
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:
Close

Tixraac

Wikiwand in your browser!

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.

Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.