1991
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
sanadkani waxa uu ku bilawday maalin salaasa ah.sanadkan kalandarka chineseka waxa loo yaqaan sanadkii laxda.
Maxamad bashiir
Dhacdooyin
Janaayo (January)
- Janaayo 12:- Ururka Qaramada Midoobay ayaa ogolaaday in la xoreeyo dalka Kuwayd iyada oo la adeegsanayo awood milatari.
- Janaayo 15:-
- Waxa dhacay waqtigii ay Qaramada midoobay u qabteen ciidamada Ciraaq in ay kaga baxaan Kuwayd.
- Herald 4 ayaa noqday Boqorka Noorway
- Janaayo 26:-Madaxwaynihii Soomaaliya Maxamed Siyaad Barre ayaa ka baxay qasrigii madaxtooyada ee Villa Soomaaliya.
Febraayo (February)
- Febraayo 22:- Ciraaq ayaa ogolaatay heshiiskii xabad joojinta ahaa ee uu soo bandhigay Ruushku, laakiin waxa diiday maraykanka.
Maarso (March)
- Maarso 31:- doorashadii u horaysay ayaa ka dhacday dalka Albaaniya
Abriil (april)
Dhalashooyin
Dhimashooyin
Madaxda Aduunka
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads