2001
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Sanadka 2001 waa muddo waqti ah ee ku jirta qarniga 21-aad iyo mileniyumka 3-aad. Waxa uu ka dambeeyaa 2000 kuna soo horeeyaa 2002. Marka loo eego kalandarka Gregorian-ka, 2001 wuxuu ahaa sanad caadi ah, oo ka kooban 365 maalin. Waxa uu matalayaa sanad ka mid ah socodka joogtada ah ee waqtiga.
Dhacdooyin
- 11 sebteembar 2001 waxaa la qarxiyey guryaha WTO, World Trade Center ee ku yaaley magalada New York.
Dhalashooyin
Dhimashooyin
Madaxda Aduunka
![]() |
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro 2001. |
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads