Aasaaska Xisaabta

From Wikipedia, the free encyclopedia

Aasaaska Xisaabta
Remove ads

Aasaaska Xisaabta waa qodobo ka mid ah Xisaabta taas oo lagu barto iskuullada waxa barash aasaasiga ah iyo tacliinta dhexe. Qaababkeeda ugu fudud waa Xisaabta iyo Joomitiriga Xisaabta. Heerka labaad waa barashada Itimaal iyo Tirakoob, kadib Aljebra, Kadib Xisaabta Saddexagallada.

Thumb
Aasaaska Xisaabta


Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads