Bed
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Bed waa cabir lagu cabiro meel dusheeda.
Halkaan waxaad ka arki kartaa Bedka iyo cabirkiisa .
More information
,
...
| Jaada | Qaabka | |
|---|---|---|
| Saddax-xagal | ||
| Laydi | ||
| Labajibaarane | Dhinac lagu dhuftay dhinac a * b ama b * c ama c * d | |
| Tusaale | ||
| Barbaroole | A = BH Halka ay (B) ay utaagantahay dhererka (H) ay utaagntahay jooga Sare | |
| Bedku waxa uu noqonayaa sedex xagalka ku dhexjira oo laba jibaaran | ||
| Qardhaas | Qardhaaska waxaa kala riixaya laba dhidib oo iska jera dhex martamaha | |
| Bedkiisuna waa labada dhidib oo laba jibaaran oo laba loo qaybiyey | ||
| Goobo | Goobo | Gacanka oo laba jibaaran lagu sii dhiftay 3.14 ama 22/7 |
| Bedka goobo | ||
| Koor | Laba dhinac ee toosan ayaa la isku daraa kadib 2 u qaybi ku dhufo (h) | |
| Bedka Koorta | area = | |
| Dhululubo | (r) waa dhexroorka salka (h) waa jooga dhululubada (A) Waa bedka salka | |
| Bedka Koorta | Bed dhuleedka = Wareeg × Joog =
| |
| Kubad | Kubada oogadeeda waxa ay leedahay 3 gacan r : | |
| Saableeydaan waxay ku tusaysaa bedka guud ee kubad | : | |
| Toobin | Toobintu waxa loo cabiraa Gacanka (r) Jooga toobinta (h) Bedka salka (A) Wreega salka (P) Mugga toobinta (V) dhererka wareega taagan (g) | |
| Bedka wareega dhinaca toobinta ee taagan |
||
| Gunbur | Bededka Gunbur
| |
| Kaba soo qaad (p) Waa wareega salka, (h) Jooga iskasoo horjeeda ee dhinacyada, (B) Bedka salka (d) asigoo madaxa laga jaray | Bedka dhinacyada iska soo horjeeda ee Gunbur toosan
|
Close
Remove ads
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads
Remove ads

