38.8°N 92.2°W / 38.8; -92.2
- Kani waa maqaal ku saabsan gobolka Arkansas, Maraykanka.
- Boga "AR" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Quick facts Gobolka Arkansas, Luuqada Dowliga ...
| Gobolka Arkansas |
|---|
|
Naaneys: Gobolka Dabiiciga (hada) Dhulkii Fursada (wakhti hore) |
| Halkudhig: Regnat populus (Latino: Xukunka Dadka) |
| Heesta Gobolka: "Arkansas", "Arkansas (Waad igu weeyntahay)", "Oh, Arkansas" iyo "Socdaaga Arkansas" |
Map of the United States with Arkansas highlighted |
| Luuqada Dowliga | Ingiriis |
|---|
| Bulsho | Arkansan Arkansawyer[1] |
|---|
| Magaalo-madax | Little Rock |
|---|
| Caasimada ugu weyn | Magaalo-madax |
|---|
| Metropolitan | Little Rock Metropolitan Area |
|---|
| Deegaanka | Baaxada 29aad
|
|---|
| • Wadar | 53,179 sq mi (137,733 km2) |
|---|
| • Balac | 239 miles (385 km) |
|---|
| • Dherer | 261 miles (420 km) |
|---|
| • % biyo | 2.09 |
|---|
| • Lool | 33° 00′ N ilaa 36° 30′ N |
|---|
| • Dhigo | 89° 39′ W ilaa 94° 37′ W |
|---|
|
|
| Bulshada | Heerka Bulshada 32aad
|
|---|
| • Wadar | 2,966,369 (2014 qiyaas)[2] |
|---|
| • Cufnaanta | 56.4/sq mi (21.8/km2) Tirada Dadka 34aad |
|---|
| • Dhaqaalaha | $40,531 (48aad) |
|---|
|
|
| Jooga |
|
|---|
| • Barta ugu sareysa | Buurta Magazine[3][4][lower-alpha 1][lower-alpha 2] 2,753 ft (839 m) |
|---|
| • Dhexdhexaad | 650 ft (200 m) |
|---|
| • Barta ugu hooseysa | Webiga Ouachita halka uu kaga darsamo Louisiana[4][lower-alpha 1] 55 ft (17 m) |
|---|
|
|
| Gobolnimada Ka Hor | Deegaanada Arkansas |
|---|
| La Midoobay Wadanka | Juun 15, 1836 (25aad) |
|---|
| Badhasaabka | Asa Hutchinson (Jamh) |
|---|
| Gudoomiyaha Gobolka | Tim Griffin (Jamh) |
|---|
| Xeerdejinta | Golaha Guud
|
|---|
| • Golaha Guurtida | Golaha Guurtida |
|---|
| • Aqalka Hoose | Aqalka Wakiilada |
|---|
|
|
| Xubnaha Guurtida | John Boozman (Jamh) Tom Cotton (Jamh) |
|---|
| Aqalka Wakiilada | 4 Jamhuuri (diiwaan gashan) |
|---|
| Soonka Wakhtiga | Central: UTC −6/−5 |
|---|
| ISO 3166 | US-AR |
|---|
| Loo soo gaabiya | AR, Ark. |
|---|
| Website | www.arkansas.gov |
|---|
Close
Arkansas () waa gobol dhaca deegaanada koonfureed ee wadanka Maraykanka.[7][8]
Magaca gobolkan waxaa laga keenay luuqada Siouan ee dadka asal ahaan loogu tegay deegaankaasi ee Quapaw.[9] Gobolka Arkansas wuxuu leeyahay deegaan kala duwan oo leh buuro, dhul joogiisu hooseeyo, keymo, dhul aad u daaq badan iyo meelo badan oo lamadegaan ah.
Sidoo kale gobolku wuxuu leeyahay webiyo waawayn ooy ka mid yihiin Webiga Mississippi iyo Webiga Arkansas Delta.