Nabadsuge
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Ciidanka Nabad Sugida (Af Ingiriis : police; Af Carabi : ar) waa mid ka mid ah ciidamada amniga ee hoostaga wasaarada arimaha gudaha, wadanada qaarna hoos tega wasaarada cadaalada. Ciidanka nabadsugida waxaa lagu talagalay iney ilaaliyaan nabadgelyada magaalooyinka, caasimadaha iyo guud ahaan wadanka dhexdiisa. Booliiska waxey ka kooban yihiin qeybo badan waxaana ka mid qeybta ladagaalanka mukhaadaraadka, ciidanka wadooyinka (taraafikada), dembi baadhista iyo wixii la halmaala.
- Kani waa maqaal ku saabsan ciidanka nabadsugida. Qeybo kale oo ciidanka fiiri Ciidanka Qalabka Sida.
- Boga "Askari" iyo "Ciidanka Nabad Sugida" halkan ayaa laga soo toosiyay.

Remove ads
Muuqaalo
- Sawir
Sidoo kale fiiri
- Ciidanka Amniga
- Ciidanka Sirdoonka
- Ciidanka Nabadsugida Soomaaliya
Xigasho
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads