Baaluqnimo

isbadal ku dhaca bani'aadamka ka dib markii uu gaara da' cayiman From Wikipedia, the free encyclopedia

Baaluqnimo
Remove ads

Baaluq (ingiriis: puberty) waa beddelashada jidhka dadka ogolaanshaha siinaysa caruur dhalidda. Wiilasha manida bey soo saaraan, iyo gabdhaha caado qabid bey soo saaraan bil walba.

Thumb
Tufaaxa Adam.

Baaluq (ingiriis: puberty), waa hanaanka isbeddelka jidka kurayga, marka ay isu beddesho jidka sida qof qaangaadhay oo suuroobi kara dhalasho. Hanaanka baluuqnimada wuxuu ka hindisa ama ka ifbaxa asteen maskaxda ka bilaabma oo ka dib u rogmada xiniinyaha dhanka qofka lab ah ama ugxansidaha dhank haweenka. Xiliga hanaanka baluuqnimada waxay qaata shan sanadood. Wiilashada waxay bilaabmaan minada midhadhalkeed iyo haweenka dhibaaji am xayl.[1]

Remove ads

Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads