Basli (midab)

From Wikipedia, the free encyclopedia

Basli (midab)
Remove ads

Basli (Af Ingiriis : Magenta; Af Carabi : ar) waa midab ka samaysan iskudhafka (iskudarka) labo midab oo kala casaan iyo buni,[1] ama casuus iyo casaan jaamud ah.[2] Marka laga fiiriyo muraayada (dhalada) Kumbuyuutarka, waxaa midabkan laga sameeyaa iskudarka buluuga iyo casaanka.[3]

Thumb
Iskudarka midabada
Kani waa maqaal ku saabsan midabka basliga.
Ha ku khaldin midabka "basali" iyo "baxri".
Quick facts Midab Xidhiidhiye, Qoraalka midabka ...

Marka la iskudhex daro sadexda midab ee Casaanka, Cagaarka iyo Buluuga ayaa sameeya midabo badan kuwaasi oo ka mid yahay midabkan basliga ah. Samayskaas dhexdiisa waxaa midabka basliga laga helaa buluuga iyo casaanka dhexdooda. Sidoo kale waxaa midabkan lagu helaa marka la kala goynayo (jarayo) midabada ayadoo la isticmaalayo habka afka qalaad lagu yidhaahdo 'CMYK color model, taasi oo midabkani ka soo dhex baxo cagaar, huruuda iyo madoowga.

Guud ahaan midabka basliga ah waxaa markii ugu horeeysay laga dhex helay iskudar midabo badan uu samaynayay saynisyahan Faransiis haa sanadkii 1859kii.


Remove ads

Muuqaalka

Iskudarka Midabada

Noolaha

Ubaxa iyo Dhirta

Midabo Kale

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads