Begedi

The Bagedi Tribe from Digil/ Rahaweyn From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

BEGEDI:

  • TAARIIKDA EE BEEL WEYNTA BAGEDI
  • Beesha bagedi waa beel kamid ah beelaha asalka ee ku abtirsada odeyga aw digil oo ah adeyga kasoo faracmeen qabaa ilada leysku yiraahdo hada Digil & Mirifle
  • Odeyga aw Digil wuxuu dhalay kuna abtirsada todobo odey oo kala ah
  • QURAAWANE
  • ABAASAAD
  • QURIILE
  • REER CUMAR
  • Sidaasi darteed odey Maadd DIGIL waxa uu dhalay 2 isku hooyo ah
  • 0 , CALEEMOW MAAD DIGIL
  • MAXAMED MAAD DIGIL MAXAMED MAAD DIGIL WUXUU DHALAY 4 CARUUR
  • 1 , QURAAWANE(MAXAMED REWIING)
  • 2 , ABAASAAD
  • 3 , quriile
  • 4 , Rer cumar
Remove ads

Isirika Beelaha Begedi

Isirka beesha bagedi waxey galaan cadow Mirifle oo wada dageen deegaanada shableeda hoose.

Bagedigu waa beel ay boqortooyo wadaag ahayen beelaha geledi oo muddo aad udheer xukumeysa barta iyo koonfurta soomaaliya kadib market jabiyeen boqortooyadii ajuuraan iyo hiraab ee katalin jirtay waayo hore koonfurta soomaaliya

Bagedi waa beel kucaan ah ladirika shisheeyaha iyo gumeysi diidka , inkastoo Aan labuunbuuninin sida beelaha kale ee soomaaliyeed .

Bagedi iyo geledi oo ah ilmo adeero (digil) waxey Daris iyo boqortoyo wadaag ahaayeen muddo aad utiro badan.

Sidoo kale waa dad ku caan ah wax soosaarka dalka aanan waligood gacan hoorsan laguna yaqaan dad shaqeysta oo karti leh

Bagediga waxa uu ku abtirsada cadow Mirifle

Remove ads

Dadka Iyo Deegaanada Beelaha Begedi

Dadka begedi oo sida aan horey u soo tilmaamayba ku abuurmay dan iyosida awoowyaasheynah sheegeen deegaan wadaag ayaa waxay ka kooban yihiin 12 beelood oo ku aroora afar isir. Walow aan si dhab ah loo ogayn sidii loo soo kala horeeyay ayaa hadana waxaa jira astaamo aad u muuqda oo aan la dafiri karin oo ka muuqda degmada Awdheegle sida magacyada qadiimiga ah,Qabuuraha iyo caado dhaqameedyada,waxayna si guud iyo si gaar ahba ay u cabirayaan in degmadan Awdheegle la deganaa ka hor soo galidii diinta islaamka geyiga Soomaaliyeed. Magacan begedi oo u muuqda magac micno ahaan loo ekaysiiyay carabi ayaa hadan waxa uu magacan yahay magac Soomaali ah loona yaqiinay deegaanka beesha begedi,waxa uuna tilmaan u ahaa barwaaqada ALAH ku maneystay beesha cid kasta oo aragtaa in ayan aragti kaga BOGAN karin nicmada taal dhalka reer BOGODI oo la micno ah INDHO DARAANDAR ama ASHQARAAR .


halka degmada Awdheegle gobolka Shabeelaha hoose ay tahay deegaan iyo degmo reer begedi ay ku dhan yihiin,iyadoo sidoo kalena ay degaan degmooyinka Buurhakaba,Afgooye,Qoryooleey,Marko iyo Baraawe, Sablaale, kunturwaarey,Janaale, Baardheere,Jowhar waxaa intaa dheer caasimada magaalada muqdisho gobolka banaadir iyo caasimada kumeelgaarka ahee KoonfurGalbeed magaalada Baydhabo. Dadka begedigu waa dad isugu jira Beeraaleey,Xoolo dhaqato,Ganacsato iyo Xirfadlayaal sumcad iyo maamuusba ku dhex leh sokeeye iyo shisheeye,deris iyo ood wadaag,waana dad nabadeed aad u adadag xiliyada ay taagan yihiin duruufaha adag sida dagaalada,abaaraha,cudurada iyo aafooyinka dabeecadu keento. Dhulkan baaxada intaan la eg misna barwaaqada ahayaa waxa uu beeshu ku sababay iska war hayn la'aan meelaha qaar iyo mararka qaar sababta in reero ka mid ah beesha begedi ay ku biiraan reero ay oodwadaag yihiin,beelaha ay beesha begedi reero ka mid ahi ay ku biireen waxaa kamid ah l beesha sedaxda buurood amaba beesha EELAAY,Geledi,Gare,, iyo Tuni.

Remove ads

Beesha Bagedi


-Beesha Quraawane ayaa iyaguna waxay ku qaaraan yihiin beesha GELEDI(7-Digil),Sidoo kale ayaa beesha Quraawane waxay dhalasho wadaag la tahay beelaha laysku yiraahdo LIKA CADOW MIRIFLE oo ay ku abtirsadaan 6 beelood oo kala ah Yantaar,Barbaare,Helede,Quraawane,Daawane iyo Goorlabe,lixdan beelood ayaa hada ku kala abtirsada beelo ka gedisan sida beelaha Yantaar ee Mirifle,Barbaare 5Caleen,Helede Eelaay,Quraawane Begedi,Daawane Eelaay,Goorlabe Abgaal.

Sida saxda ah Abtirka Beesha waa

Qabiilka Begedi / Beesha Begedi waa beel kamid ah Beelaha aslaka ah ee ku abtirsada Odeyga AW-DIGIL, oo ah odeyga ey kasoo farcamee Qabaa’ilada lesku yiraahdo Hada Digil & Mirifle.

Beel weynta Begedi ama Bagadi waxay u qeybsantaa sida soo socota:

1) Quraawane

2) quriile

3) abaasaad

4) quriile

5) reer maclin

6) reer cumar

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads