Boocame

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Boocame (Af Ingiriis : Bo'ame) waa magaalo qadiimi ah oo ku taala bariga gobolaka Sool oo ka tirsan wadanka Waqooyibari.

Quick facts BoocameBo'ame, Wadanka ...
Remove ads

Hordhac

Boocame waa dagmo kutaala gobolka Sool ee Waqooyibari. Degmada boocame oo ah dagmo kucaan baxday xaga beeraha iyo xoolo dhaqatada ayaa waxaa kuyaala ceelka aad u caana oo ladhoho ceelka boocame .

Boocame oo magaala madaxda gobolka sool ujirta 75KM kagabeegan xaga bari iydoo inyar ujirta gobolka nugaal

Sidoo kale fiiri

Xigasho

allboocame.com

Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads