Boqorad

From Wikipedia, the free encyclopedia

Boqorad
Remove ads

Boqorad waa Naag ka mid ah Qoyska, taariikhda leh, oo amar ku bixisso Dawladdaha. Boqortooyada waxee ka sareesaa Madaxda. Wadamada qaarkood waxee leeyihiin Boqortooyo. Sida wadamada carabta, afrikada, yurubiyaanka, ama aasiyaha. Laakiin waxaa ka badan Kuwa madaxda leh. Wadamada Boqortooyada heesto, waxee leeyihiin raiisul wasaare, oo hogaamiyo wadanka. Badanaa Boqortooyada, maku soo saqajaanto, wadanka ciidankiisa ama dhinaca dhaqaalaha. Waa qoys degen.

Thumb
Elena del Montenegro
Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads