Boqortooyo dastuuri ah

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Boqortooyo dastuuri ah (Af Ingiriis : Constitutional monarchy; Af Carabi : ar) sidoo kale loo yaqaan nidaamka Boqortooyada baarlamaaniga ah waa qaab ka mid ah qaababka boqortooyo una madax-bannaan awoodaha uu dastuurku siiyay lehna dastuur qoran ama aan qoranayn. Boqortooyada dastuuriga ah waa ka duwanthay Boqortooyada buuxda (boqorka ayaa leh awood buuxda), boqortooyada dastuuriga ah waxaa laga ma maarmaan ah in ay u gudato awoodeeda maamul sida ku xusan dastuurka lagu dhaqmo. Waxaa tusaale loo soo qaadan karaa Marooko, uu dastuurku siinayo boqorka awoodo badan, dalalka sida Iswiidhan ama Denmark, oo boqorku leeyahay awoodo kooban. Waxa laga yaabaa in a boqortooyada dastuuriga ah tahay nidaam u ogolaanaya boqorka in uu u dhaqmo sida madaxweyne oo kale marka laga hadlayo heerka siyaasadda si waafaqsan Dastuurka, haba qornaado ama yaanuu qornaanin. Halka inta badan si rasmi boqorrada looga amar qaato xukuumadduna ku shaqaayso magaca boqorka.

Remove ads

Sidoo kale fiiri

Linkiyada dibedda

  • Locke, John, hapiro, Ian S, ed., (with essays by John Dunn, Ruth W. Grant and Ian Shapiro ed.), Yale University Press, ISBN 0-300-10017-5 Maqan ama ebar |title= (caawin)

Xigasho

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads