Kab town

From Wikipedia, the free encyclopedia

Kab town
Remove ads

Kab Town ama Cape town (keb Town) waa caasimada labaad ee dalka Koonfur Afrika. Magaaladaan waxaa degan dad gaaraayo ilaa 3.5 miliyan oo qof. magaalada Cape town waxaa abaabulay gumeestihii holandeeska taariikhda marka ee eheed 1652.

Thumb
Kab Town

Kab town iyo Pretoria waxay ka mid ahayd magaalooyinka martigeliyay Koobka Adduunka ee FIFA 2010 ee koobka aduunka Ciyaartii finalka ahayd ee Isbania ka oo haysata koobka Yurub ayaa markii saddexaad ee finalka ku soo baxday 1-0 ku garaacday Holland oo waqtigii dheeriga ahaa ee lagu daray ay ku guulaysteen koobkoodii ugu horeeyay ee aduunka.!!` [1].

 South Africa

Remove ads

Ugaarsiga…“Ganacsatada Soomaaliyeed”

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads