Carta

From Wikipedia, the free encyclopedia

Carta
Remove ads

Carta waa magaalo ku taalo koonfurta bari ee dalka Jabuuti. waxaa degan dad gaaraayo ilaa 11,043 oo qof.

Thumb
Quick Facts Gobol, • Land ...
Remove ads

Taariikhda

Sanadkii 1963, wakiillo ka kala socday labada jinsiyadood ee Jabuuti, Cafar iyo Ciise, waxay sameeyeen "Baaqa Carta", oo ay ku cadeeyeen wadashaqeyn ka dhan ah ilaalinta Faransiiska. Waxay ka doodeen saameynta wadamada deriska ah ee madaxbannaan ee Itoobiya iyo Soomaaliya iyo ka hor imaanaya mid ka mid ah wadamadaas. Carta waa magaalada lagu qabto shirarka nabada Soomaaliya.

Cimilada Carta

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads