Cayn (SSC-Khatumo)
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Cayn waa carro ku taala darafyada dhinaca galbeed ee Carro Ciideed, waxayna ahayd xarunta ee Darawiish ee ugu horaysay. Magaalada ugu weyn ee Cayn waa Buuhoodle, magaalo ka mid ah gobol ku yaala Khatumo., taasi oo 90 mile bari xigta magaalada Burco ee gobolka Togdheer.[1]
Baro taariikhda degmada goljano ee gobolka cayn
Remove ads
Gobolka Cayn wuxuu ka kooban yahay 3, Degmooyin Kuwaasi oo kala ah:
- Buuhoodle oo caasimada ah
- Widhwidh
- GOLJANO
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads