Ceelgardi
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Ceel-Gerdi waxay ku taala meel 25 km bari ka xigta magaalo madaxda gobolka Saaxil ee Berbera. Waa dhul aad u qurux badan oo dalxiiska caan ku ah, Waxaana dagta beesha Habarjeclo ahaan faarax Cabdille (reer raage &Hassan Daahir)
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads