Ciidanka Qalabka Sida ee Somaliland

From Wikipedia, the free encyclopedia

Ciidanka Qalabka Sida ee Somaliland
Remove ads

Ciidanka Xooga Somaliland (Af Ingiriis : Somaliland Armed Force; Af Carabi : لاسعانود) waa Ciidanka Qalabka Sida ee Wadanka Somaliland. Ciidamada somaliland waxa ay fadhiisimo iyo saldhigyo ku leeyihiin dhamaan wadanka. ciidamada somaliland waxa ay leeyhiin dhamaan qaybaha ciidan ee wadan yeesho. waxaa sharci ahaan loo ogolyahay dadka wixii kawayn 18 ilaa 49 ciidanka melatariga somaliland waxa lagu qiyaasaa ilaa 100,000 oo askari melatariga somaliland waxaa uu ku qalabeysan yahay qalab ciidan oo dhameystiran sida taangiyo, baybey, baabuurta gaashaman ,qoryaha lidka diyaaradaha ,noocyada PM ka ,Hubka fudud iyo ka culusba tabarada ciidamada melatariga somaliland waxay kusoo kala qaatan dalka gudihiisa iyo dibadiisaba ciidanka warmly wuxuu leeyahay cusbitaalo lahi daryeelo ciidanka iyo xaasaskooda iyo caruurtooda health officer Siciid maxmuud

Quick facts Somaliland Armed Forces Ciidamada qalabka sida ee Somaliland القوات المسلحة الصوماليلاندية, Asaas ...

dhamaan xuduudaha iyo ciida somaliland waxaa ilaaliya masuulna ka saaran yahay si fiican waajibkooda u guta ciidanka qaranka J.Somaliland ciidanka warmly sidookale wuxuu leeyahay cusbitaalo dhakhaatiir aqoon sare ulleh by health officer Ahmed Mubarak

Remove ads

Tayada

Tayada ciidanka Somaliland ayaa ah mid aaad u saraysa marka loo eego geeska Afrika

taariikhda ciidamada qaranka soomaliland

cii damada soomaliland waxa ay taariikh diisu ka soo bilaab maysaa markii ay ahayd maxmiyada waxala aasaasay ciidamadii loo yaqaanay rukuubleyda 1913-1941 ciidamadaasi waxa ayla daagaalameen halyeygii soomaliyeed iyka oo gudanaya waa jibkoodaa qaran waxa labaa bi iyay 1941 waxaana lagu badalay ciidamadii la odhanjiray ciidamada ilaalada maxmiyada 1941-1960

Remove ads

Darajooyinka ciidan

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads