Awdalka Qabrus

From Wikipedia, the free encyclopedia

Awdalka Qabrusmap
Remove ads

Jasiirada Qabrus (Ingiriisi: Cyprus), beddelaada: (Qabrus),(Saybrus),(Kibris) ama Jamhuuriyadda Qabrus, waa wadan yar oo jasiirad ah, wadankaan waxaa degan labo qoomiyadood oo u kala dhashtay wadamada Giriig iyo Turkiga. labadaan qoomiyadood markii hore waxaa ka dhaxeen jiray colaad, isla markaas neh 1974ti waxaa wadanka soo galay ciidamo ka socdo wadanka Turkiga, waxeena qabsadeen woqooyiga Qabrus oo ah meesha ee ku badantahay turkida, waqtigaas ka dib, jasiirada labo ayee u kala qeebsamtay, dadka badankooda ama kuwa giriiga ah waxee u guureen koonfurta. Jasiirada waxee yeelatay Labo maamul oo kala ah kuwa turkida iyo kuwa giriiga. Jasiiradaan maanta waxee u shaqeesaa dhinaca dalxiiska, waxeena ka tirsantahay qaarada Yurub.

Quick Facts Republic of CyprusΚυπριακή Δημοκρατία (Af-Giriik)Kıbrıs Cumhuriyeti (Af-Turkish), Luqadaha rasmiga ah ...
Remove ads

Thumb
Thumb
Remove ads

Tixraacyada

Loading content...
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads