Daariq ibn Ziyaad
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Daariq ibn Ziyaad (670 - 720) waxa uu ahaa hogaamiye dagaal oo katirsan oo kusaabsan Andalus. waxa uu gacanta kudhigay goobta looyaqaano Andalus oo hada katirsan wadanka isbayn waxa kale oo uu hogaamiyay cidamadii islaamka ahaa ee gacanta ku dhigay dhula isbayn iyo burtugiiska ilaa iminka waxa lagu xasuustaa oo magaciisa xanbaarsan imarada ismaamul hoosaddka haysata ee jabal adaariq waxa uu dhintay sanadii 720kii
Remove ads
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads