Damalaxagare

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

damalaxagare wa tuulo waxayna ku talaa bartamaha maamulka Waqooyibari; dhanka gobolka sanaaag waxana la aasaasay 1987 Waxan aasaasay Alle ha u naxariste siciid cadaysay iyo cabdilaahi jaamac cali qalaf.

Wax badan ayaa k qabsoomay oo horumar ah sida goobo caafimad iyo wax barasho iyo qayb weli socota ceelal biyood amni aaan lasooo koobi Karin tiradooda, Masha Allah weli waxa socda horunarka degmada oo mar marba Marka kasii danbaysa is bedel keenaya

Author: MUSE ALI MOHAMUD

Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads