Diiriye Guure
Taariikhdii Diiriye Guure From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Garad Diiriye Guure (ingriis: Garad Deria Gure) wuxuu ahaa boqorka 16ka ee beelaha Si'iid Harti. Diiriye Guure wuxuu Suldaan u ahaa Si'iid Harti waqtiga 1897 ilaa 1920 ee xiliga Boqortooyda daraawiish. Wuxuu Diiriye Guure ahaa Suldaaanka daraawiishta ee iyo wuxuu Diiriye Guure ahaa boqorka Si'iid Harti ugu horeyd oo lagu caanoshubay doorasho. Diiriye Guure ee garaad guud ka ahaa Si'iid Harti, wuxuu ahaa hogaamiye magac ahaan dhanka Darawiish iyo Si'iid Harti waqtiga dulaanka gumeysiga.

Remove ads
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads