Duqa magaalada
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Duqa magaalada (Af Ingiriis : Mayor; Af Carabi : ar; loogu dhawaaqo: / / ama / ər/ , asal ahaan ka timid erey Latino maior [majˈjɔr] , macnaheedu yahay "wax weyn") waa sarkaalka ugu sareeya xafiiska dowlada hoose ee magaalo, caasimad ama deegaan kale leeyahay.
Sidoo Kale Fiiri
- Badhasaab (Gudoomiya Gobol)
- Xoghaye
- Dowlad Hoose
- Golaha Deegaanka
Tixraac
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads