Eelo

From Wikipedia, the free encyclopedia

Eelo
Remove ads

Eelo (Af Ingiriis : Deer; Af Carabi : لاسعانود) waa nooc ka mida duur joogta naasaleyda ah, gaar ahaan deerada, waaa noolaha kaliya ee geesaha ku leh gano ama ilko, geesaha ayaa ka samaysan laf adag, oo ka samaysan dabaqado iyo dhuux xooggan, eelada ayaa aad u noocyo badan, waxayna ku dheeraysaa la dagaalanka colkeeda, iyo dheeraynta markii loo baahdo,

Haku khaldin "Deero"
Quick facts Kala soocida cilmiga ah, Qaraabada ...

waxaa jira 60 nooc ka mida eelada dunida,

Eelada ayaa ku kala duwan muga iyo jirka,

Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads