Furlabe
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Furbale waa qabiil ka mid ah qabiilada Soomaaliyeed wuxuuna gaar ahaan ku abtirsadaa Beesha Ciise Madoobe. Beesha Furlabe magaceeda saxda ah waa Holle halka magaca Furlabe uu ka yahay anaaneysta beesha. Qabiilka furlabuhuu wuxuu u kale baxaa labo beelood oo kala ah Amahadle iyo Saaciib. qabiilka furlabe waxaa ka dhashay rag badan oo halgamaa ahaa waxaa kamid ah Maxamuud xarbi Faarax kaasoo ahaa mid ka mid ah halgamayaashi Jabuuti
Remove ads
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads