Galab

From Wikipedia, the free encyclopedia

Galab
Remove ads

Galab (Af Ingiriis : evening; Af Carabi : ar) waa galinka dambe ee maalinta waana xiliga dharaarta ku xiga, ilaa gabalku uu ka dhoco, sida soomaalidu u taqaan, wadamo badan baa galabka u yaqaan wixii ka bilowda 6 ama 11 galabnimo ilaa laga gaaro saq dhexe. Galabtu waa wakhti ka mid ah maalinta taasi oo ku beegan ka hor intaanay cadceedu dhicin. Galab waxaa ka soo horjeeda Subax.

Thumb
Galabtii
Thumb
Galab, Parambikkulam, Kerala, Hindiya


Remove ads

Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads