Galgala
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
11°09′47″N 048°12′00″E Galgala waa magaalo ku taalo woqooyiga, gobolka Galbeedka Bari ee Maakhir. Magaalada waxee ka midtahay maamul goboleedka puntland, waana magaalooyinka soo wenaanooyo, oo dhismaheeda iyo bulshada kor u soo socdo. Magaalada waxaa degen dad gaaraayo 20,000.
Remove ads
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads