Geel
xaywaan naasley ah From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Geela": waa xayawaan aad u cajiib badan oo soo jiita indhaha dadka, Waa xayawaan naasley ah kuna nool dhulka saxaraha ah, waxaa dhaqda dad badan sida soomaalida iyo Carabta reer miyaga (Baadiyaha) ah hilibkiisana waa la cunaa, caanihiisana waa la cabaa. Waa xayawaan awood u leh in uu adkaysto biyo la'aan xili dheer ilaa hal bil oo biyo la'aan ah. Geela waxaa lagu dhaqdaa meelo badan oo aduunka ka mid ah. Geel; waa erey guud oo kulminaya,
Lab iyo dhadig, yar iyo weyn. Labkiisa weyn waxaa la yiraahdaa; rati. Jamaciisuna waa awr. Dhadigiisuna waa: Hal, jamaciisuna waa halo. Da'da dhexe lab iyo dhadig waa waa qaalin, dhawqaa stay ku kala duwan yihiin. Labkiisa yarna waa qurbac. Ubadkoo isku jirana waxaa la yiraahdaa; aaran.
Remove ads
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads