Girma Wolde-Giorgis
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Girma Wolde-Giorgis (Ge'ez: ግርማ ወልደ ጊዮርጊስ; 28 December 1924 - 15 December 2018) wuxuu ahaa siyaasi Itoobiyaan ah oo ahaa Madaxweynihii 3aad ee Itoobia 2001 ilaa 2013. Wuxuu ahaa qofkii labaad ee qabta xafiiska Madaxweynaha tan iyo aasaaskii Jamhuuriyadda Federaalka Itoobiya sanadkii 1995.
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads